Axmed Hayaan “Ubadka Soomaalida ee ku dhaqan Zwolle iyo nawaaxigeeda waxaan ka caawinaa waxbarashadda”

Guddoomiyaha guddiga jaaliyadda Soomaalida ku dhaqan magaalada Zwolle iyo magaalooyinka ku dhowdhow Axmed Hayaan, oo ka hadlayey munaasabadda sannad dugsiyeedka cusub, ee ardayda wax ka dhigata dugsiga ay maamulaan guddigooda ayaa kula dardaarmay ardayda iyo macalimiinta in sannad dugsiyeedka cusub ay dardar gelin  muujiyaan, si wadajir ahna ay uga wada shaqeeyaan horumarka jaaliyad Soomaaliyeed oo … Continue reading Axmed Hayaan “Ubadka Soomaalida ee ku dhaqan Zwolle iyo nawaaxigeeda waxaan ka caawinaa waxbarashadda”